Quantcast
Channel: SNTV » videos
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10

DHIBAATOOYINKA MALEESHIYAATKA SHABAAB AY KU HAYAAN UMMADA SOOMALIYEED Daawo (Fiidiyowga)

$
0
0

DHIBAATOOYINKA MALEESHIYAATKA SHABAAB AY KU HAYAAN UMMADA SOOMALIYEED Daawo (Fiidiyowga)

Sheekh Cabdulaahi Sheekh Maxamed oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ayaa ka hadlay dhibaatada iyo hagar daamada kooxda Al-Shabaab ku hayaan shacabka Soomaaliyeed, isagoo xusay in kooxda ay markasta maleegaan shir qoole lagu gumaadayo shacabka.

Sheekha oo Wareysi gaar ah siiyay Warbaahinta Qaranka ayaa ka faalooday dhibaatada ay Ummadda u geystaan maleeshiyaadka Al-Shabaab, isagoo u waramay Wariya Warbaahinta Qaranka ee Gobolka Jubbada Hoose Aadan Kismaayo.

rr

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10

Latest Images

Trending Articles